Wasiirka Gaashaandhiga oo qodobo Muhiim ah kala hadlay wafdi ka socday Turkiga (Sawirro)

Wasiirka Gaashaandhigga Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Maxamed Cali (Amar-dambe) ayaa maanta Xafiiskiisa kulan kula qaatay Wafdi ka socday Wasaaradda Difaaca dawladda Turkey. Wasiirka ayaa wafdigaasi ka socday Turkiga waxa uu kala hadlay Kordhinta Tababarka la siiyo Saraakiisha iyo Saraakiil Xiggeenada Ciidanka Soomaaliya, Kordhinta Taageerada Milatari iyo arrimo kale. “Waxaan Maanta kula kulmay Xarunta Wasaaradda … Continue reading Wasiirka Gaashaandhiga oo qodobo Muhiim ah kala hadlay wafdi ka socday Turkiga (Sawirro)